Masuuliyiin iyo Xildhibaano ku baaqay in la difaaco Jen. Saadaq Joon

Xildhibaano iyo siyaasiyiin ku heyb ah Taliyihii Booliska G/Banaadir Jen. Saadaq Cumar (Saadaq Joon) ayaa soo saaray baaqyo ay ku dalabanayaan in la difaaco Saadaq Joon. Arritan ayaa ka dambeysay markii caawa magaalada Muqdisho laga dareemay dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah Saadaq Joon oo ay wadaan ciidamada DF. Xildhibaan Mahad Salaad ayaa farriin uu soo saaray … Continue reading Masuuliyiin iyo Xildhibaano ku baaqay in la difaaco Jen. Saadaq Joon